Warbixin Xiiso Leh: Gabadh Boorame ka samaysay Arin aan horey uga dhicin oo Dad badan soo Jiidatay (MUUQAAL)

 

Gabadh dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Boorame ayaa Noqotay Qofkii ugu horeeyay ee magaalada ka Furata Xarun Maydho Baabuurta, Taasi oo Bulshada soo jiidatay

Farxiya Yaasiin Buuni (Farxiya Laki ) ayaa sheegtay inay samaysatay Ganacsi ay Xor u leedahay, Islamarkaana ay hada ka shaqeeyaan Sadex Gabdhood iyo Laba Wiil, Waxay sheegtay inay Ku bilowday Saddex Kun oo Doollar.

Farxiya ayaa sheegtay inay sidoo kale Xarunta Markii ay Hablo ka shaqaynayaan ay ka duwan tahay goobaha kale, kana soo Jiidasho badan tahay.

Xafiiska shabakadda Soomaaliweyn
Mogadishu Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments