Midkeebaa ku guuleysan doono laacibka Sanadka cayaaryahanadaan? (Aqri)

Magaalada Monaco ayaa caawa lagu bixin doonaa abaal marinta laacibka Sanadka ee Europe UEFA Player of the Year 2017/18..

Waxaa ku tartami doona xiddigaha aan kala dhicin ee heerka caalamiga ah:

  1.  Luka Modrić (Croatia – Real Madrid CF)
  2. Mohamed Salah(Egypt – Liverpool FC)
  3. CristianoRonaldo (Portugal – Real Madrid CF)

Xaflada dhici doonta caawa fiidkii ayaa sidoo kale lagu bixin doonaa abaal marinada Champions League ee kal ciyaareedkii tagay iyadoona la sameyn doono isku aadka CL ee kal ciyaareedka Cusub.

Waxaa sidoo kale la bixin doonaa Abaal marinta laacibada Sanadka Yurub oo waxaa ku tartami doona Pernille Harder (Denmark – VfL Wolfsburg), Ada Hegerberg (Norway – Olympique Lyonnais), Amandine Henry (France – Olympique Lyonnais).

Qeybta hoose ee Com. inoogu reeb sadaashaada oo tijaabi nadiibkaaga MAHADSANIDIIN.

Xafiiska Soomaaliweyn
Mogadishu shabakadda Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments