Mid kamid ah Fanaaniintii ugu caansanaa Soomaaliya oo goordhaw geeriyootay

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa sheegaya in goordhaw magaaladaasi ku geeriyootay Allaha u naxariistee fanaanada qaran Sahra Axmed Jaamac .

Fanaanada ayaa lagu soo waramayaa in ay u geeriyootay xanuun hayay sida ay xaqiijiyeen eheladeeda, waxaana Fanaanadan mudooyinkii dambe kunooleed magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Allaha u naxariistee Fanaanada Shara AXmed Jaamac ayaa kamid aheyd Hoobalada Waabari , waxa ayna kamid aheyd fanaaniinta ugu caansan looguna jeclaa gayiga Soomaaliya.

Xafiiska shabakadda Soomaaliweyn
Mogadishu Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments