Madaxweyne Axmed Baasto oo magacaabay Golahiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxweynaha Axmed Maxamuud Xasan ( Baasto) ayaa dhawaan Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug oo ku sugan Cadaado u doorteen Madaxweyne ayaa maanta ku dhawaaqay qaar kamid ah golihiisa Wasiirada.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Axmed Baasto ayaa ayaa waxaa xilal wasiirnimo oo kala duwan loogu magacaabay qaar ka mid ah xildhibaandii soo doortay madaxweyne Baasto kuwaa oo ku sugan magaalada Cadaado.

Madaxweyne Axmed Baasto ayaa la sheegay in uu haatanmagacaabay ilaa 11 Wasiir oo ka tirsan Maamulkiisa waxaa la filayaa in uu sii wado magacaabista xubno cusub oo ka tirsan Hogaankiisa.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Madaxaweyne Axmed Baasto

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn                                                                            Mogadishu, Somalia                                                                                                    info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments