Hanti dhowrka qaranka oo ka jawaabay eedeymahii madaxda M/goboleedyada

Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa soo saaray bayaan uu iskaga fogaynayo dhamaan eedeymaha ay dusha ka saareen madaxda Maamul Gobaleedyada dalka, isagoo sheegay in ay ka madax banaan yihiin qeybaha kala duwan ee dowlada iyo dhinacyada siyaasadda wadanka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ayaa looga hadlay arrimo badan, Islamarkaane jawaab u ah eedeymihii madaxda maamul gobaleedyada dalka.

Hoos ka Akhriso bayaanka ka soo baxay xafiiska hanti dhowrka qaranka:

 

Xafiiska Soomaaliweyn
Mogadishu shabakadda Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments