Cabduweli Muudeey Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Xoghayaha Golaha Shacabka…

Warqad uu ku saxiixanyahay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqo joojin ku meel gaar ah lagu sameeyay Xoghayaha guud ee Golaha shacabka.

C/Kariin Buux,ayaa lagu eedeeyay in awooddiisa shaqo uu faraha kula galay siyaasadda ka jirta dalka,waxaana inta uu shaqada ka maqanyahay sii wadaya ku xigeenkiisa.

Xafiiska shabakadda Soomaaliweyn
Mogadishu Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments