Eng Yariisow oo xariga ka jaray xarun laga dhisay Muqdisho (Sawirro+Cod)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Eng, Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo ay wehlinyaan Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga iyo Afhayeenka Maamulka aya waxaa ay siwadajir ah xariga uga jareen Waaxda Barwaaqo ee degmada Warta Nabada..

Munaasbadda xarig-jarka ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa Guddoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Xaabseey iyo Mas’uuliyiin kale,waxana xaruntaasi ay tahay mid muhiim u ah dadka ku nool degmada Wartanabada.

Gudodomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in dib u dhiska xarumaha danta guud ee bulshada loogu adeegayo ay  marwalbo maamuka gobolka u aheyd mudnaan gaar ah in adeegyada shacabka loo fuliyo.

Hoos ka daawo Sawirro

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments