War-murtiyeed laga soo saaray shir labo maalin ka socday Muqdisho (Akhriso)

Waxa uu labadii maalin ee lasoo dhaafay shir magaalada Muqdisho uga socday Wasaaradaha iyo hey’adaha Gargaarka Dawlada Federaalka iyo maamul gobaleedyada, iyadoona shirkaasi diirada lagu saaray qodobo aad muhiim u ah.

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha iyo hey’adaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee heer Dowlad Gobaleed ayaa kulankoodii ugu horreeyay isugu yimid magaalada Muqdisho

Kulankaa  oo socday 13-14 Abriil 2019 waxaa looga hadlay laba ajande oo muhiim u ah howlaha gargaarka iyo dar dar galintooda,waxaana laga soo saaray Warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Halkaan ka Akhriso War-murtiyeedka shirka

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments