Daawo:- Khudbadii uu MD Geelle ka horjeediyay baarlamaanka labada Aqal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti mudane Cisaaciil Cumar Geelle oo shalay soo gaaray magaalada Muqisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaaa maanta jeediyay khudbad aad iyo aad xasaasi u heyd.

MD Geelle ayaa xildhibaanada labada gole ee baalamaanka Federaalka Soomaaliya ka horjeediyay khudbad uu arimo badan kaga hadlay, iyadoona si weyn loo adkeeyay amniga.

Hoos ka daawo Khudbadda uu jeediyay Madaxweyne Geelle

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments