C/llaahi Waafow oo loo magacaabay gudoomiyaha degmada Marka (wareegto)

Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib uheshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuurkar Cabdi ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Degmada Marka.

Gudoomiyaha cusub ee degmada Marka ayaa loo magacaabay Cabdullaahi Cali Axmed (Waafow) ,waxaana Gudoomiyahan cusub horey uoo noqday Gudoomiyaha Deegaanka No-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Hoos ka Akhriso Wareegto

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments