Waare oo markale isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiiradda

Warar ka imaanaya magaalada Jawhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa markale wuxuu isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiiradda.

Waxaana isku shaandeynta uu sameeyay madaxweyne Waare ku soo baxay xildhibaanadii Hirshabelle kuwoodii ugu badnaa, kuwaa oo mudooyikii ugu dambeeyay aad u mucaaradsanaa madaxa maamulka Hirshabelle.

Waare ayaa u muuqdo in uu isku shaandheyntaan ku qancinayo xildhibaanadii qawaafsanaa hanaanka hogaanka Hirshabeelle ee uu hogaamiyo Waare, kuwaa oo dhaliilo badan ku hayay maamulka Dr. Waare.

Hoos ka Akhriso isku shaandheynta uu sameeyay Waare

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments