Deni oo albaabada u xirtay madaxtooyada Puntland (Aqri qoralkiisa)

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo saaray warqad uu ku hakiyay dhamaan qaabilaadihii uu madaxtooyadda ku qaabili jiray cid kasto oo reer Puntland ah, isagoona warqadiisa cinwaan uga soo dhigay ‘Hakin Qaabilaada Madaxweynaha’.

Deni ayaa sheegay in uu duruufo jira awgeed loo hakiyay dhamaan qaabilaadihii Madaxtooyadda wuxuuna Golayaasha maamulka Puntland iyo hey’adaha amaanka ku wargeliyay in aysan ku tashtin wax qaabilaad ah ilaa amar dambe!.

Hoos ka aqriso qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweyne Deni

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments