Waa maxay Isnidaamis ama (Cudurka Scabaies-ka)

Isnaadamis waa cudur kudhaco maqaarka kaasoobadalo muuqaalka jirka wuxuu kubadanyahy bulshada isnadaamiska wuxuu sababaa cun cun badan muhiih ahaan caloosha xubinta  taranka baabbacooyinka gacmaha iyo maqaarka u dhexeeya faraha  kiriim ama kaniino ayaa daweynkaro isnaadamis waxaa lagu kalaqaadaa Galmada STD  (sexually transmitted diseases) wuuna faafa isnaadamiska sidoo kale waxana lagu gudbiyaa taabashada maqaarka ilaa  maqaar.

Calaamadaha Isnaadamis

  1. Maqaarka oo madoobaada
  2. Cun cun farabadan
  3. Nabro
  4. Isxoqid maqaarka ah

Daaweynta Isnaadamiska

  • Benyl benzoate solution 100ml oo labo waqti ah1x2
  • Asepso soap or medicated soap oo labo waqti ah 1×2
  • Amoxcilline cup 500mg 300 xabo 1×2

Caruurta ama (Chidren )

  • Benzl benzoate crem  1×2
  • Asepso soap 1×2
  • Amoxcilline syrup 250mg 1×2

Afartaan qodob uga hortag Isnaadamiska

  • Waa inaa kafogaataa qofka isnaadamiska
  • Waa inaadan laxeranin dharkiisa
  • Waa inanan lasameynin galmo
  • Waa inanan laseexanin sariirta

Intaas waxaa inoogu eg waxa uu yahay cudurka cudurka isxoqista iyo cun cunka sabab ama waxa afka qalaad lagu dhaho Scabies, Gaba bagabadii iyo guntigii waxaa inoo balan ah cudurka xiga ee aan idinla wadaagi doono, madaamama aan umadda Soomaaliyeed la wadaagno sidii ay xal uga gaari lahaayeen waxyaabaha caqabadda ku ah ee dhanka caafimaadka, la soco cuduradda xiggo.

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
[email protected]

Facebook Comments