Halista cudurka Shubanka, waxyaabaha sababa & Sida loga hortago!

Shuban waa saxro jiiacsan uu dhigo qofka 3 sadax jeer iyo in kabadan maalintii hadii uuu gaaro 24 saac wuxuu sababikaraa fuuuq bax ama waxa afka qalaad lagu dhaho (dehydaration) wa in lageeyo goobta kuugu dhaw ee cafimaad ee lahelikaro adeeg caafimaad hadii kale waxa imaankarto inuu qofka u dhinto fuuqabaxa daran ee shubanka, wuxuu uqeysamaa dhawr qeeybood oo kala ah shuban biyood (water diahrrhea) shuban dhiig ah (dysentery).

Maxaa Sababa Shubanka?

  • Shuban waxaa sababo xayawan ilmo aragto ah.
  • Becteria virus worms ama vibria cholorea.
  • Waxaa sidoo kale sababa Biyaha Wasaqeysan.
  • Waxaa sidoo kale sababa gooryaanka.

Calaanadaha lagu garto shubanka waxaa kamid ah;-

  • Shuban joogta ah.
  • Tabardaro.
  • In dhaha oo god galo.
  • Maqaarka caloosha oo jiidma.
  • Matag lalabo.
  • Calool xanuun.
  • Fuuq bax.
  • Qandho.
  • Saxro dhiig.

Waryaabaha Lagu daweeyo Shubanka

  • Metronidazole iv infusion 100ml lix xabo labo waqti ah 1×2.
  • kuxiji ringer lactate iv infusion 150mi lix xabo ugu dar faleebada cirbada.
  • Ampicillin injection 500mg 6xabo hadii uu yahy mid daran sii milanka ORS (Oral Rehydaration Salt).
  • Metronidezole iv infusion 100ml 8 xabo labo waqti ah.
  • Ringer lactete iv infusion 500 ml 8xabo oo labo waqti ah.
  • Ceftriaxone injection 1000mg 8xabo oo labo waqti ah.
  • Mmeprazole capsules 40mg 10 xabo.
  • Shubanka gadii uu yahy mid fudud sii ilmaha.
  • Metromidazole and norfloxacin 100ml 1xabo oo sharoobo ah.
  • Loperamide cabsules 2mg 10 xabo oo labo waqti ah.

Tallosiin Guud: 

Malahan subanka daryeel guri waxa kaliya  waa in qofka lala tacaalaa oo lagaarsiiyaa gacan dhaqtar iyadoo talooyinkaan la qaadanayo.

Cabidda iyo Cunidda oo la joogteeyo iyadoo 7ilaa 8 koob lacabaayo 3dii saac kastanaha lacuno cuno yar oo kugu filan, Kudadal in gacmahaaga aad nadiifiso markasto oo xaajoto. Sidoo kalane isticmaal waxa jikicsan ama qoyan markaa gudaneyso xaajadada.

Waxa kale oo muhiim ah in uu qofka bukaanka ah ee qaatay daawada uu qaato nasiino ku filan si uu uga soo kabto dhibaatooyinkii uu kala kulmay shubanka.

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments