MD Lafta Gareen oo sameeyay xilka qaadistii ugu horeysay (Akhriso)

Madaxweynaha cusub ee maamulak Puntland Mudane Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa maanta sameeyay xil ka qaadistiisii ugu horeeysay iyo magacaabistiissi ugu horeysay tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Jubbaland ee shanta sano ee soo socota.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Baay Cali Wardheere Cabdiraxmaan , waxaana xilkaasi loo magacaabay Gudoomiye cusub oo lagu magacaabo Saadaad Maxamed Nuur Caliyow.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa la filayaa maalmaha soo aadan in sidoo kale sameeyo xil ka qaadis iyo magacaabis, waxaa sidoo kale Madaxweynaha laga sugayaa in uu soo dhiso golle Wasiiro.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Madaxweyne Lafta Gareen

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn
Muqdisho, Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments