Shirkadda Taran oo sameyneysa Aragti uruurin guud {Dhiibo Fikirkaaga}

Dadka, Dalka iyo Dawlada Somaaliya waxaa laga qoray macluumaadyo tiro badan. Balse waxaa xaqiiq ah in macluumaadyadan qaarkood eysan dad badan oo Somaali ah ka qeyb qaadan.

Hadaba shirkadda Taran ayaa sameyneysa aruurin aragtida dadweynaha Somaaliyeed ee arimaha la xariira dhaqaalaha, shaqo la’aanta, amniga, doorka haweeynka Somaliyeed, siyaasadda, deegaanka iyo arimo kale oo fara badan.

Sidaa awgeed Shirkadda Taran waxay kugu dhiiragalineysaa inaad si buuxda uga qayb qaadato dhiibashada Ra’yigaaga shaqsiyadeed. R’a yigaada iyo macluumaadka waa la xifdin doonaa waxaana loo isticmaali doonaa falanqeyn iyo hormarka dalkaaga hooyo.

➡ Halkaan ka dhiibo fikiraaga

Xafiiska Shabakadda Soomaaliweyn Muqdisho, Somalia info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments