Dib u habeyn lagu sameeyay garsoorayaasha maxkamadaha G/Benaadir (Magacyada)

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka Banaadir, isagoo dalacsiin iyo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Garsoorayaasha.

Qoraalka kasoo baxay Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa dalacsiin iyo isku bedelid lagula sameeyay garsoorayaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo tan gobolka Banaadir.

Halkaan hoose ka Akhriso Digreetada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka

Xafiiska Soomaaliweyn
Mogadishu shabakadda Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments