Barcelona Ayaa Camp Nou Oo Faaruq Ah Soo Xadirinayso Arthur Melo, Iyo Sababta

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lafilayaa in ay soo bamdhigto Cayaaryahanka reer Brazi Arthur Melo Ka oo ay  goordhow lasaxiixatay heshiis.

Cayaaryahan Arthur Melo ayaa la soo xadirin doonaa Camp Nou Oo Faruq ah, Sababa la xiriira dhisma ku socda qeybo ka mid ah garoonka isla markaana la go’amiyay in aysan soo xaadirin wax tageero ah.

Bandhigga cayaaryahanka ayaa waxaa ka soo qeyb galidoono kaliye Qoyskiisa iyo Asxaabtiisa waxaa, Waxana goobta imaan doonin Wax taareero ah.

Sidoo kale Taageerayaasha ayaa waxa lagu wargeliyay in aysan imaadin garoonka maadaama ay kasocoto dhismo sida awgeena ay kala socdaan Telefishinada iyo baraha Bulshada.

Soo xaadirida taageeroyaasha ayaa loo hakiyay sababa laxiriira Caafimaadka Sidaa awgeedna aysan imaadin taageerayaasha kooxda.

Xafiiska shabakadda Soomaaliweyn
Mogadishu Somalia
info@soomaaliweyn.net

Facebook Comments