Wax Ka Ogow Goorta La Ciyaarayo Semi Final-ka Koobka Aduunka iyo Kooxaha

Waxaa la xaqiijiyay 4-ta xul ee isugu soo haray Semi Final-ka koobka adduunka ee dalka Raashka oo la ciyaarayo maalmaha soo socda.Xulalka France, Belgium, England iyo Croatia ayaa u soo gudbay Semi final-ka koobka Adduunka sanadkaan 2018 Eee Raashka.

Kulamada Semi Final-ka ayaa la ciyaarayaaTalaadaa iyo Arbacada ee isbuucaan, waxayna u kala ciyaarayaan siyaabaha soo socda.

Waxaa ciyaaraya France vs Belgium: Kulankaan ayaa la ciyaarayaa Talaadada 9-ka fiidnimo ee waqtiga bariga Afrika.

Sidoo kale England vs Croatia: Kulankaan ayaa la ciyaarayaa Arbacada 9-ka fiidnimo ee waqtiga bariga Afrika.

Xafiiska shabakadda Soomaaliweyn
Mogadishu Somalia
info@soomaaliweyn.net

 

Facebook Comments