Daawo Kabtanka Nigeria John Obi Mikel Aabihii Oo La Afduubtay Dilne Loogu Hanjabay

John Obi Mikel ayaa qiray in uu helay wararkii ugu xumaa ee noloshiisa ka hor inta uusan ciyaarin kulankii adkaa ay ku wajaheen Argentina Group D ee koobka aduunka 2018.
Xulka qaranka Nigeria ayaa u baahnaa in guul ama barbaro uu helo si uu ugu gudbo wareega 16-ka koobka aduunka hatan ka socda dalka Ruusia.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Facebook Comments