Deg Deg: Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Waaberi

Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino oo Khasaare geystay.

Qaraxa ayaa ahaa Nooca Miinada, waxaana uu ka dhacay Xaafadda  loo yaqaano 1-March sida ay goobjoogayaal inoo xaqiijiyeen.

Sidoo kale qaraxan ayaa waxa ku geeriyooday wiil dhalin yaro ah Wiil oo da’diisa lagu sheegay 10 sano jir ayaa ku geeriyooday ,qaraxaasi.

Waxaana la sheegay in Miinadda la dhigay meel u dhow guri ay degan yihiin dad Shacab ah isla markaana ay halkaasi ugu dambeyn ka qaraxday.

Wixii faah faahin ah oo ka soo baxa Qaraxaasi Kala soco soomaaliweyn.net

Xafiiska shabakadda Soomaaliweyn
Mogadishu Somalia
[email protected]

Facebook Comments