Maxaad Ka Ogtahay Tartanka Dadka Cuuryaamiinta Ah

Inta badan soomaalida ama afrikaanka guud ahaan ma jiro wax tartan ah oo loo qabto cuuyaminta si aysan uga quusan noloshoda balse caalamka kale waxaa ka jira tartan loo qabto dadka naafada ah ama cuuryamiinta ah waxaana jira tartamo kale duwan oo looqabto isla markaana lagu gudoonsiiyo bilado iyo koobab.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Facebook Comments